Telesom
  • Hoyga
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • SOM
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

Shirkadda Telesom waxay Macaamiisheeda ku Dhiiri gelinaysaa Isticmaalka shilling-ka Somaliland

Post by Admin, Mar 22, 2018.

Cabdiraxmaan Aadan Ismaaciil madaxa suuq geynta ee shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom oo maanta kulan war baahineed ku qabtay Hargeisa ayaa ugu baaqay bulshada Somaliland inay qayb ka qaataan dedaalka lagu doonayo in kor loogu qaado tayada Shillinka Somaliland. Waxaanu sheegay in arrintaasi kala shaqaynayaan xukuumadda.

AHB Ugu Dambeeyay

Ogeysiis Ogeysiis!
Shirkadda Telesom Dunida Markii ugu horaysay Ku Soo Kordhisay Technology cusub oo ah Sarrifka Lagacaha ee Moobil-ka (Mobile Exchange)
Shirkadda Telesom waxay Macaamiisheeda ku Dhiiri gelinaysaa Isticmaalka shilling-ka Somaliland
War Murtiyeed ay soo Saartay Shirkadda Telesom oo la xidhiidha hakinta adeegyo ka mid ah Zaad service iyo Isticmaalka adeegyada cusub ee Zaad Somaliland Shillin ee shirkaddu soo kordhisay
Telesom oo daahfurtay adeeg cusub oo dhiiri gelinaya isticmaalka shillinka Somaliland, isla markaana caddaysay inay fulinayso Go’aamadii xukuumaddu kasoo saartay xakamaynta qiima dhaca Shillinka
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo soo kordhisay adeegyo Cusub
Shirkadda Telesom Oo Koob Kubbadda Cagta ah u qabatay Shaqaale weynaha shirkaddaha Telesom Group.
Shirkadda Telesom oo Daah-furtay adeega casriga ah ee TELESOM CLOUD SERVICES
Ha’yadda Innovate Ventures
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2018 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray