Internet-ka
Shirkadda Telesom waxay bixisaa Internet casri ah oo xawaarihiisu sareeyo oo lagu
jaan-gooyey baahida iyo haynta bulshaddu haddba inta ay leeg tahay. Internet-ka ay shirkaddu bixisa waa laba nooc
oo kala ah mid wadaag ah (Share Internet) iyo mid gaar ah oo aan lala wadaagaynin (Dedicated ah), kaasi oo
xawaarihiisa iyo qalabka lagu