HARGEYSA - [Telesom]. - Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa daah-furtay afar adeeg oo cusub oo lagu soo kordhiyey adeega aqoonmaal sidoo kalena abaal-marnio kala duwan gudoonsiiyey macaamiisha shirkadda ee kasoo qayb gashay xafladda.
Shirkadda Telesom ayaa habeenimadii Sabti munaasibadan ku qabatay huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa.