Telesom
  • Hoyga
  • Iibso Hadda
    • Iibso Adeegga Internetka
    • Iibso Adeegga Dhambaal
    • Iibso Adeegga Ila Soco
    • Rakibaadda Landline
    • Simcard Cusub
  • Caawimaad
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • Faylalka
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • EN
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

MATCO oo daahfurta baabuurka Zuzuki iyo Jac

Post by Admin, Dec 19, 2022.

Telesom clouds

Hargeisa [Telesom] MATCO  oo hoos timaada Telesom Group ayaa daah furtay gaadiid casri ah oo ay dalka keentay.

Waxaana munaasibadan kasoo qayb-galay Wasiiro kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, Masuuliyiinta sare ee Telesom group, ganacsato iy marti sharaf kale. Ugu horreyna waxa halkaasi ka hadlay guddoomiyaha shirkadda MATCO C/risaaq Axmed Warsame (Dhabayaco) oo faahfaahin ka bixiyay aasaaski shirkadda MATCO.

Masuuliyiinta kale ee halkaa ka hadlay waxaa ka mid ahaa C/risaaq C/raxmaan Gadhyare isagoo faahfaahin dheeraada ka bixiyay gaadiidka casriga ee shirkadda MATCO keentay. Waxa kale oo kadlay guddoomiyaha Telesom group Faarax Sugaal oo ku dheeraday taariikhda Zuzuki iyo Jac. Dhanka kale waxa iyaguna halkaa hadalo kala duwan ka jeediyay masuuliyiintii kale ee kasoo qaybgalay xafladan. Sidoo kale waxa halkaa gaadhi Zuzuki ah lagu guddoonsiiyay Wasiirka maalgashiga Aamina Fariid.

AHB Ugu Dambeeyay

Carwada Shaqo Abuurka Somaliland
Telesom iyo doorka horumarinta bulshada
Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
Telesom Group
Tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR”
MATCO oo daahfurta baabuurka Zuzuki iyo Jac
Shirkadda Telesom oo magaca Somaliland kaga qayb gashay shir caalami ah
Xuska Todobbaadka Caalamiga ah ee Hal Abuurka Ganacsiga Somaliland
Shirka ICT-ga Somaliland 2022
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2023 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray