Sim-backup
Adeegani wuxuu kuu sahlayaa inaad 250 lambar oo muhiim kuu ah aad kukaydsan karto simcard-kaaga Telesom.
Faa'iidooyinka Adeega
Si aad isku diiwaan geliso fadlan garaac *400# kadiba dooro 8