Adeeggan wuxuu kuu sahlayaa inaad si sahlan u isticmaali karto facebookaaga
internet la'aan adoon ka warwarayn nooca uu yahay tilifoonkaagu.
• La Wadaaga sawiradda, muuqaaladda iyo waxa kugu cusub.
• La soco marka ay saaxibaddaa ka helaan ama ay faaleeyaan waxaad baahisay.
• Ku ciyaar games-ka iyo barnaamijyadda aad ka xiisayso.
Si aad isku diiwaan geliso fadlan garaac *400#