AQOONMAAL
AQOONMAAL waxa aad kala socon kartaa Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dalka, Geeska, Caalamka Iyo Ciyaaraha, Barnaamijyo Waxtar Leh, Sida Caafimaadka, Tiknoolajiyadda, Dhacdooyin Cajiib Ah, Maqaalo Xiiso Leh, Qormooyin Faa'iido Leh, Siirada Islaamka, Axaadiis, Isbeddelada Badeecadaha Iyo Ascaarta, Barnaamij Aqoon-Korodhsi Guud Ah, Dood Xiiso leh Iyo Barnaamij U Gaar Ah Haweenka. Sidaoo kale waxaaad AQOONMAAL ka helaysaa Barnaamijka ISTIJAABI & LAYLIYE.
HABKA ISTICMAALKA:
Si aad u isticmaasho adeeggan waxa aad moobilkaaga qaybta farriimaha ku qoraysaa hadba isticmaalka barnaamijka ama warka aad xiisaynayso, adiga oo qoraya ereyga loo soo gaabiyay, sida CAAFI dabadeena u dir 150.
Wararka:
Wararka Dalka – Si aad ula socoto wararka dalka gudihiisa soo ereyga DAL, una dir 150.
Wararka Geeska Africa (WAR)
Wararka Caalamka (CAALAM)
Wararka Ciyaaraha (SPORTS)
Barnaamijyo:
Barnaamijka Cajiib (Cajiib)
Barnaamijka Technology (Tech)
Barnaamijka Aqoontaguud (BARO)
Barnaamijka Islaamka (ISLAM)
Barnaamijka Haweenka (XAAWA)
Qormooyin faa’iidoleh(QORMO)
Barnaamijka Caafimaadka (CAAFI)
Barnaamijka XadiiskaToddobaadka (ISLAM)
Ascaarta (SAR)
Wakhtiyadda Salaadda (SALAAD)
Barnaamijka Doodda – (Dood) – Waa barnaamij todobaadkiiba hal mar ay macaamiisha AQOONMAAL kaga doodaan haddba mawduuca xilligaas xiisaha iyo faa’iidada leh.
CAAWIYAHA ADEEGGA:Faahfaahinta adeegyada AQOONMAAL iyo faa’iidooyinkooda waxa aad ku helaysaa habkan: Qor ereyga OGOW una dir 150.
Ama farriin ahaan ayaad ku soo diri kartaa adiga oo adeegsanaya habkan: Qor ereyga INFO dabadeeda raaci cabashada, ama talooyinka aad hayso una 150.
Wixii Faahfaahin ah ee ku saabsan adeegyada AQOONMAAL waxa kala soo xidhiidhaa:
151, +252 2 522373, +252 2 522374
ISTIJAABI:
Waa barnaamij waxbarasho oo ay Telesom ugu talo gashay KOBCINTA (Akhriska & Qoraalka) bulshada. Waxa uu ka kooban yahay waydiimo iyo jawaabo la kala dooranayo. Waxaa ku jira taariikh, Siiro, Suugaan, Fiqhi iyo aqoon guud oo kale.
Habka isticmaalka:
QOR *150# KaDooro 2.
LAYLIYE:
Waa barnaamij waxbarasho oo loogu tala galay ardayda dugsiyada dhexe iyo sare, waa barnaamij uu ardaygu ku tijaabin karo aqoontiisa, waxana lagu uruuriyay dhammaan waydiimaha ka iman kara Manhajka Somaliland.
Habka isticmaalka:
QOR *150# KaDooro 3.
CAAWIYAHA ADEEGGA:
Faahfaahinta adeegyada AQOONMAAL iyo faa’iidooyinkooda waxa aad ku helaysaa habkan: Qor ereyga OGOW una dir 150.
Ama farriin ahaan ayaad ku soo diri kartaa adiga oo adeegsanaya habkan: Qor ereyga INFO dabadeeda raaci cabashada, ama talooyinka aad hayso una 150.
Wixii Faahfaahin ah ee ku saabsan adeegyada AQOONMAAL waxaad kala soo xidhiidhaa:
151, +252 2 522373, +252 2 522374