Telesom
  • Hoyga
  • Iibso Hadda
    • Iibso Adeegga Internetka
    • Iibso Adeegga Dhambaal
    • Iibso Adeegga Ila Soco
    • Soo gudbi Cababsho
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • Faylalka
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • SOM
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

ILA-SOCO

Ila-Soco (Vehicle Trucking service) waa adeega casri ah oo kuu sahlaya in aad la socon kartid dhaqdhaqaaga baabuurkaa goobta uu ku sugan yahay, xawaaraha uu ku socdo, shidaalka uu isticmaalay iyo guud ahaan warbixinta baabuurkaaga oo dhammaystiran.

  • Isticmaalka Adeega Ila-soco

 Adeega Ila-soco waxaad ku isticmaali kartaa laba hab oo kala ah:

  • Moobaylka: waxa aad ka isticmaali kartaa moobaylka, adiga oo aan Internet isticmaalayn. Waxaanad si fudud u heli kartaa warbixinta baabuurka uu adeegani ku xidhan yahay, adiga oo isticmaalaaya tiknoolajiyadda casri ah ee ILA-SOCO App.
  • Kombiyuutarka: Waxaad kala socon kartaa dhamaan xaaladda uu ku sugan yahay baabuurku, goobta uu maraayo, xaawaaraha uu ku socdo daqiiqadda aad eegayso iyo xaawirhii uu goob kasta ku soo maray.
  • Si aad u hesho xogtan iyo xogo kale oo badan waxaad internetka ka gashaa ciwaanka https:ilasoco.mytelesom.com adoo adeegsanaya magaca iyo magac-sireedka lagu siiyey.

VAS Services

Facebook
Anti-Theft
Football/Livescore

Apps

Selfcare
Waafi Service

Adeegyada Aasaasiga ah

Telesom Internet Broadband
ZAAD Service

Roaming

Roaming

Land line services

VIOP
Fixed Land Line
Shaafi

Voice services

Voice mail service
Voice sms service
Family and friends service

Mobile Money Services

Bill Payment
BULK PAYROLL PAYMENTS
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2021 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray