Adeegga Baaqa Landline-ka
Waa adeeg bilaasha oo laga helo khadadka Landline-ka aan u furnayn moobayladda, waxaad baaq (Miss Call) u diri kartaa ehelkaaga iyo asxaabtaada. Si aad u adeegsato fadlan garaac 113 kadiba lambarka aad rabto garaac.
Faa'idooyinka adeega