BULK PAYROLL PAYMENTS
Adeegani wuxu kuu sahlayaa inaad mushaharka iyo gunnooyinka shaqaalahaaga ku bixisid xilli muddaysan, halkaad marka hore shaqaalaha mid mid ugu diri jirtay ayuu kuu fududaynayaa, waana adeega ugu dhakhsaha badan uguna sahlan geyiga Somaliland.