Adeega Kaaliye waa barnaamij aad si fudud naftaada ugu adeegi karto, adigoo ka isticmaalaya moobaylkaaga account-ka aad ku leedahay.
Marka ugu horay qofku waxaa uu magaca iyo lambarsireed ka samaysanayaa barnaamijkan adeeggan, waxaanu ku riixayaa bottom-ka Gal (Sing in), ka dib waxaad galinaysaa lambarka accounk-kaaga, ka dibna riix bottomka Gudbi.