Barnaamijka Ardey Kaab

Faah faahinta Barnaamijka Arday Kaab

Waa barnaamij aynu ugu talo galney in ay nu ku abaal marino ardeyda dhigata jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee dalka, isla markaasna isticmaala Intenet Telesom gaar ahaan Bundles-ka

$5,$10,$15.

Shuuradaha Baraamijka

Waxaa Ardeygu waa In uu isticmaalaa data-da gaar ahaan bundles-ka sare ku xusan

Waa inuu soo diraa jaamacad kuwo jaamacada dhigtaa

Waa inuu soo dirayaa dugsi sare kuwa dhigta dugisga sare

Qofka ku guuleysta barnaamijkan waxa laga bixinayaa semester lacagtiisa ama teeram lacagtiisa.

Qaabka xulashada

Waxaa loo soo xulayaa si nasiib ah waxaana u soo saaraya si nasiib ah application-ka cida heshay abaal marintan.

NB.Hadii uu ku guuleysto qof aan ardey ahayn ama aan jaamacad iyo dugsi toona aan dhiganin waxaa uu siin karaa qof kale oo ardey ah.

Lacagta waxaa lagu shubayaa Jaamacada oo la siinayaa maaha in ardeyga gacanta laga galinaayo.