Ogeysiis Muhiim ah
Dhammaan taleefannada gacanta ma taageeraan 5G. Hoos waxaa ku taxan qalabka ku habboon 5G shabakadayada:
Apple iPhone:
IPhone 12 iyo moodooyinka dambe.
Google Pixel:
Pixel 6 Pro iyo moodooyinka dambe.
Huawei:
Huawei P40 Lite 5G iyo moodooyinka dambe.
Oppo:
Oppo Find X3 Pro, Find X3 Neo, A74s iyo moodooyinka dambe.
One Plus: 10 Pro, 9 Pro, Nord CE 5G, Nord 5G, 8 Pro 5G, 8 5G, Nord 2 5G, iyo moodooyinka dambe.
Honor: Magic Vs, Magic 4, 70 5G, X8 5G, 70 Lite 5G, 90 Lite 5G, 90 5G, iyo moodooyinka cusub.
Haddii aadan arkin moodelka taleefankaaga oo kor ku taxan, laakiin qalabkaagu taageero 5G, fadlan codso shidista ama booqo goobta kuu dhow si aad u hesho caawimaad.