Ka Samee Dakhli Barahaaga Bulshada

Barnaamijka Telesom Partner+

Telesom PartnerPlus waa barnaamij ay Shirkadda Telesom ugu talagashay dadka caanka ah ee saamaynta ku leh TikTok, Facebook ama YouTube.

Si aad barnaamijkan uga qaybgasho

Waa inaad buuxisaa shuruudaha hoos ku xusan.

01

Channel ama Page

Waa inaad Channel ama Page firficoon aad ku leedahay TikTok, Facebook ama YouTube.

02

30 Kun oo qof

Waa in dadka kugu xidhani ay yihiin ugu yaraan 30 Kun oo qof.

03

Sumcad fiican

Waa in aad ahaataa qof sumcad fiican ku dhex leh baraha bulshada.

04

Nuxur aan xumayn

Waa in aanuu nuxurkaagu ku sal-lahayn qabyaalad iyo anshax xumo intaba.

4 talaabo oo fudud

1

Codso

Buuxbuuxi shuruudaha oo gudbi xogtaada.

2

Hel Link

Marka la ansixiyo hel Link aad ku shaqayso.

3

Xayaysii

Xayaysii oo sii faafi adeegyada Shirkadda.

4

Khidmad

Hel khidmaddaada mar kasta oo iib kusoo dhex maro.

Si aad u codsato buuxi foomkan

Macluumadka shakhsiga

Channel / Page 1 (waa lagama maarmaan) *

Channel / Page 2

Channel / Page 3

Marka la ansixiyo, waa lugula soo xidhiidhi doonaa insha Allaah.

Su'aalo aad is waydiin karto

Isdiiwaan galintu ma lacagbaa?
Isdiiwaan galintu waa bilaash, wax lacag ahna lagaama rabo.
Fursada yaa ka faa'idaysan kara?
Qof kasta oo shuruuda soo buuxiya, meelkasta oo uu joogaba
Waa maxay adeegyada aan iibintoda khidmadda ku leeyahay?
Dhammaan adeegyada kuugu diyaarka ah page-ka link-giisa lugu siin doono.
Xog dheerad ah xagee baan ka heli karaa?
Muuqaalka sare si fiican u daawo, waayo xogtii baa ku dhan.
Still have questions?
Can’t find the answer you’re looking for? Please chat to our friendly team.
Get in touch