Shirkadaha Mobile-ka ee Aad Ku Roam Karto Marka Aad Dibadda Joogto
Kahor intaadan u safarin dibadda, hubi shirkadaha isgaarsiinta ee Telesom la leedahay heshiisyo dalka aad u socotid. Dhammaan shirkadaha shaqeynaya waxaa hoos lagu taxay.
Shirkadaha Mobile-ka ee Aad Ku Roam Karto Marka Aad Dibadda Joogto
| Dalka | Shirkadda isgaarsiinta | Nooca adeegga |
|---|---|---|
| Oman | Omantel | Postpaid & Prepaid |
| Malaysia | Mi3G Network Sdn Bhd | Postpaid |
| Saudi Arabia | Etihad Etisalat Company | Postpaid & Prepaid |
| Saudi Arabia | Zain KSA | Postpaid & Prepaid |
| Yemen | SabaFon | Postpaid & Prepaid |
| Djibouti | Djibouti Telecom | Postpaid |
| Qatar | Qatar Telecom (Ooredoo) Q.S.C | Postpaid |
| China | China Mobile Communication Corporation ("CMCC") | Postpaid & Prepaid |
| Japan | KDDI Japan | Postpaid |
| Uganda | Uganda Telecom | Postpaid |
| Sweden | Tele2 AB | Postpaid |
| Mexico | AT&T Comercializacion Movil, S. de R.L. de C.V. | Postpaid |
| Italy | Telecom Italia SpA | Postpaid |
Fadlan ogow in qiimaha wicitaannada caalamiga ay ku kala duwanaan karto dalka martida loo yahay. Si aad u hesho macluumaad faahfaahsan, fadlan eeg
Qiimaha Wicitaannada Caalamiga
bogga.