Haweenkeenna #Waa_Markoodii
Haweenkeenna #Waa_Markoodii
Haweenkeenna #Waa_Markoodii

Haweenkeenna Waa Markoodii #Waa_Markoodii

Marwo, Tijaabi Nasiibkaaga

Empowering Women. Growing Businesses. Building the Future.

Qaybaha uu ka koobanyahay Barnaamijkani

Abaalmarin waa barnaamij fursad abaalmarin siinaya haweenka sida joogtada ah u isticmaala data-da Telesom; Maalgalin waa barnaamij taageero dhaqaale siinaya haweenka ganacsatada ah ee isticmaala Telesom Fiber Internet. Barnaamijkani waxa uu u gaar yahay haweenka.

Abaalmarin

Barnaamijku wuxuu abaalmarinayaa haweenka sida joogtada ah u isticmaala adeegga data-da Telesom. Shuruudaha: xidhmo maalinle ah oo la iibsaday maalin kasta bishii hore; ama xidhmo toddobaadle ah oo la iibsaday afartii toddobaad ee bishii hore; ama xidhmo bille ah oo la iibsaday saddexdii bilood ee u dambeeyey. Hal guuleyste toddobaad kasta.
  • 25 abaalmarin — 13 subax Sabti ah (08:00)
  • Is diiwaangeli hal mar oo fursad u hel in aad ka mid noqoto guulaystayaasha bishan
  • Ka qaybgal *2026#, website-ka ama Super App-ka — hal fursad bishii

Maalgalin

Barnaamijku wuxuu taageerayaa haweenka leh ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe ee isticmaala Telesom Fiber Internet guriga ama goobta ganacsiga. Hal guuleyste bil kasta.
  • Hal guuleyste bil kasta
  • Soo gudbi magacaaga, ganacsigaaga, goobta iyo lambarka akoonka Fiber

Wareegyada iyo taariikhaha Tartanka guulaystayaasha

Wareeg Xidhitaanka Tijaabi Nasiibkaaga Abaalmarin
Draw 2 · Umrah Sat 26 Sep 2026, 07:00 Sat 26 Sep 2026, 08:00 Safar Cumro
Draw 3 · iPhone Sat 26 Sep 2026, 07:00 Sat 26 Sep 2026, 08:00 iPhone 17
Draw 4 · Home Sat 26 Sep 2026, 07:00 Sat 26 Sep 2026, 08:00 Qalab guri
Draw 1 · Gold Sat 26 Sep 2026, 07:00 Sat 26 Sep 2026, 08:00 Dahab
Grant 1 · SME Fund Sat 26 Sep 2026, 07:00 Sat 26 Sep 2026, 08:00 Deeq Sanduuqa Maalgelinta Ganacsiyada Yaryar
Grant 2 · SME Fund Sat 24 Oct 2026, 07:00 Sat 24 Oct 2026, 08:00 Deeq Sanduuqa Maalgelinta Ganacsiyada Yaryar
Grant 3 · SME Fund Sat 21 Nov 2026, 07:00 Sat 21 Nov 2026, 08:00 Deeq Sanduuqa Maalgelinta Ganacsiyada Yaryar
Grant 4 · SME Fund Sat 19 Dec 2026, 07:00 Sat 19 Dec 2026, 08:00 Deeq Sanduuqa Maalgelinta Ganacsiyada Yaryar

Waqtiga Somaliland (UTC+03:00)

Guulaystayaasha

Kaliya guulaystayaasha la xaqiijiyay lana ansixiyay ayaa la soo bandhigayaa; lambarada waa la qariyay.

Weli guuleyste lama shaacin.

Ka qaybgal hadda

Lambarkaaga waxaa lagu xaqiijinayaa koodh SMS ah ka hor inta aan xogtaada la eegin.

Help

Frequently Asked Questions

Hal mar bishii qayb kasta. Isku dayo dheeraad ah fursad dheeraad ah kuma ma siinayaan.
Maya. Hadii aad hal mar isdiwaangaliso, sidaas ayaad ku diwaangashantahay, bil kasta si automatic ah ayaad uga qayb qaadan doontaa tartanka.
Haa, haddii aad mid kasta u qalanto. Guuleystaha qayb kamid ah ku guulaysta, kama qaybgeli karo qaybtaas mar labaad.
Telesom ayaa la soo xidhiidhi doonta. Hadii aad noqoto guulayste, waa in aad abaalmarintaada kusoo doonataa muddo 72 saacadood gudahood ah, hadii kale way kaa gubanaysaa.

Shuruudaha iyo xogta gaarka ah

Lambarkaaga waxaa loo isticmaali doonaa oo keliya ka qaybgalka, xaqiijinta iyo ogeysiinta guusha.

T&C-v1.0 · PN-v1.0